U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta: Baaris iyo Dacwad Deg-Deg Ah Halagu Soo Ogoo Farmaajo

Sheeko:Amniga

Golaha midawga musharixiinta ayaa bayaan ka soo saaray afgambigii shalay ay sheegtay xukuumadda in dalka lagu soo qaaday balse uu fashilmay.

Midawga ayaa sheegay in wax aad looga xumaado uu yahay afgambi uu sameeyay madaxweynaha Waqtig uu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaaj.

War-saxaafadeedka ka soo baxay midawga musharixiinta ayaa sidoo kale loogu baaqay in dacwad deg deg ah lagu soo oogo Farmaajo kadib markii uu isku dayay in uu afgambiyo hay’adaha dowladda.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeed golaha midawga Musharixiinta.