U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Baaq U Diray Guddiga Doorashada FEIT

Sheeko:Amniga

Midawga musharixiinta ayaa ugu baaqay guddiga doorashada heer federaal in ay si deg deg ah u xaliyaan khilaafka dhexdooda ka jira.

Musharixiinta ayaa sidoo kale ugu baaqay guddiga doorashada heer federaal in ay doortaan hoogaan cusub oo lagu kalsoonaan karo.

Golaha ayaa sidoo kale ku booriyay in ay guddiga doorashada ka fogaadaan kumilanka siyaasadda, taas badalkeeda looga baahan yahay in ay isku howlaan sidii ay dalka ugu hogaamin lahaayeen doorasho.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka midawga musharixiinta.