U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Ku Baaqay Shir Deg Deg Ah In La Isugu Yimaado Muqdisho

Sheeko:Amniga

Golaha Midawga Musharixiinta xilka Madaxweeynanimo ee dalka doorashada 2021, ayaa markale walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Qoraal ka soo baxay Midawga ay ku mideeysan yihiin Musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweeynanimo ee Soomaaliya, ayaa lagu baaqay in la qabto shir deg deg ah , la isugu yimaado dhamaan saamileyda siyaasadeed ee dalka .

Midawga ayaa sidoo kale Farmaajo u sheegay in uu shirkaas kaga soo qeeyb galo isagoo ah Musharax balse aan aheyn Madaxweeyne.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Midawga Musharixiinta Madaxweeynanimada Soomaaliya .