U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Ku Biiray Shirka Xalane Ka Socda

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo kulanka madaxda dowlad Gobaleedyada dalka uga socda gudaha Airport-ka magaalada Muqdisho ayaa shegaya in kulanka goordhaw ay ku biireen xubna ka tirsan midawga Musharixiinta dalka .

Xubna ay hor kacayaan Mas’uuliyiinta  sar sare ee Midawga Musharixiinta aya la sheegay in ay ku biireen Shirka Madaxda dowlad Gobaleedyada dalka uga socda Xerada Xalane .

 

Madaxweeynayaasha Dowlada Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Midawga Musharixiinta ayaa kulanka kaga hadlaya Ajendaha shir weynaha Wadatashiga Arrimaha doorashooyinka dalka .