U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo La Kulmay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed

Sheeko:Amniga

Waxaa Goordhaw Hotel Jaziira shir uga furmay Midawga Musharixiinta iyo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kulankan ayaana looga hadlaya xaaladda siyaasadeed ee dalka  .

 

Shirka Midawga iyo Odayaasha dhaqanka ayaa diiradda lagu saaraya xaaladdii ugu dambeysay ee doorashooyinka dalka , iyo kulamadii Fashilmay ee baarlamaanka .

Shalay ayeey aheyd markii Odayaasha dhaqanka ay sheegen in Farmaajo iyo xulafadiisa laga Aqbali doonin Mudda Kordhin Hay’adaha dowladda ah.

Midawga Musharixiinta ayaana la filaya in war ay ka soo saaraan saacadaha soo socda kulanka.