U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Rooble ugu Baaqay In Uu Wax Ka Baddalo Guddiga Loo Saaray Baaritaanka Carruurta Tababarka Loogu Qaaday Eritrea

Sheeko:Amniga

Midawga musharixiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka uu guddi ugu saaray waalidiintooda carruurta tababarka loo qaday dalka Eritrea.

Golaha ayaa sidoo kale ugu baaqay in ra’iisul wasaaraha uu guddiga ku soo daro xubna ka tirsan ururada bulshada rayid iyo dad dhex dhexaad ah .

hadalka golaha midawga musharixiinta ayaa ku soo aadayo xilli Ururada bulshada rayid ay maanta ra’iisul wasaaraha ugu baaqeen in guddiga xubno lagu soo daro.

Hoos ka akhriso qoraalka midawga musharixiinta