U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Sheegay Farmaajo In Uu Yahay Madaxweeynihii Hore Ee Dalka

Sheeko:Amniga

Golaha Midawga Musharixiinta ayaa sheegay in maanta laga bilaabo Farmaajo aysan ugu yeeri doonin madaxweeynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya , in uu yahay kadib markii sida ay sheegeen madaxweeynuhu ku fashilmay in uu dalka ka qabto doorasho.

War ka soo baxay Midawga ayaa lagu sheegay in Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu yahay madaxweeynihii hore ee dalka .

Hoos ka Akhriso Qoraalka Midawga Musharixiinta Xilka Madaxweeynanimo ee dalka