U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Xilka Qaadistii Kulane Jiis

Sheeko:Amniga

Golaha midawga musharixiinta ayaa soo dhaweyay go’aankii ra’iisul wasaare Rooble xilka kaga qaaday saraakiil ka tirsan NISA, kuwaas oo lagu eedeyay in socdaal ka celiyeen guddoomiyihii hore ee garbaaharrey xilli garoonka muqdisho uu ka safrayay.

Midawga ayaa sheegay in taalabada Rooble ay xoojineyso kalsoonida ay ku qabi karaan hab maamulkiisa doorashada.

                                 Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka golaha midawga musharixiinta