Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Ciidamo Baladweyne La Geeyay by Abdi January 26, 2022 January 26, 2022 933 views Midowga Musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhow bayaan kasoo saaray ciidamada dowladda ee saakay la geeyey magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan, waxaana bayaanka qeyb ka ahaa eedeyn loo jeediyey Maxamed Abdullaahi Farmaajo madaxweynaha Muddo-xileedkiisu dhammaaday. Share 0 FacebookTwitterPinterestEmail previous post Xal Laga Gaaray Khilaafkii Rooble iyo Somaliland next post Agaasime Dowladda U Shaqeeyo Oo Muqdisho Lagu Dilay You may also like Madaxweyne Xasan oo La Kulmay Taliyeyaasha Ciidanka May 16, 2022 Shiinaha Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub May 16, 2022 Madaxweyne Xasan iyo Aadan Madoobe Oo Kulan Yeeshay May 16, 2022 Kumaandooska Soomaaliya oo Ka Hadlay Howlgallo Laga Sameeyay Hiiraan May 16, 2022 Abiy Axmed oo Ka Hadlay Doorashada Madxweynaha Soomaaliya May 16, 2022 Madaxweynaha Jabuuti oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Shiikh May 16, 2022