U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Dadkii Laga Soo Raafay Laascaanood

Sheeko:Amniga

Midawga musharixiinta ayaa war ka soo saaray xaaladda dadka laga soo raafay magaalada Laascaanood ee Somaliland.

Golaha ayaa sheegay in aad ah uga xunyihiin raafitaanka dadka ka soo jeed Koonfurta Soomaaliya ay kula kacday maamulka Somaliland.

Bayaan ka soo baxay Musharixiinta ayaa lagu xusay in ay ka damqanayaan xaaladda dadka la soo barakiciyay ee ku sugan hadda deegaanno ka tirsan Puntland.

Hoos ka akhriso qoraalka midawga musharixiinta