U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb 4

Sheeko:Amniga

Golaha midawga Musharixiinta xilka madaxtinimada dalka ayaa war ka soo saaray shirka maalinta labaad magaalada dhuusamareeb uga socda Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka.

Qoraal ka soo baxay midawga musharixiinta ayaa sheegay in loo baahan yahay shirka dhuusamareeb si go’aamada ka soo baxa u dhaqan gaalan in shirka ay u dhamaadan dhamaan Saamileeyda, waxa ayna midawga rajo ka muujiyeen in xal laga gaaro khilaafka taagaan ee arimaha doorashooyinka oo muddo dib u dhacayay.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Midawga Musharixiinta