U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Doorashooyinka

Sheeko:Amniga

Golaha midawga musharixiinta ayaa goordhaw war ka soo saaray xaaladda doorashooyinka dalka.

Midawga oo shir seddax maalin uga socday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo baahan yahay in doorashooyinka Golaha Shacabka ay ku bilaawday si hufan.

Hoos ka akhriso qoraalka Midawga Musharixiinta