U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saray Xilka Qaadista Guddiga Xalinta Khilaafadka Lagu Sameeyay

Sheeko:Amniga

Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada dalka ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu ra’iisul wasaaraha dalka xilka kaga qaaday xubna ka tirsan guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka.

Golaha ayaa sheegay in talaabada Rooble ay tahay mid horudhac u ah hanaanka dib loogu saxayo qaladaadka doorashada.

Musharixiinta ayaana sidoo kale sheegay in ay garab istaagayaan talaabooyinka dib loogu hagaajinayo doorashada dalka ka socota.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka golaha midawga musharixiinta