U bood dhigaalka

Midowga Musharraxiinta oo War Kasoo Saaray 12-Ka April

Sheeko:Amniga

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa hambalyo  laga soo hormariyay 12-ka April waxaa ay u direen ciidanka xoogga dalka oo  Barri u dabaal degaya 62 sano guuradii kasoo wareegtay maalintii la’aasaasay sabadkii1960-kii. waxaana ay ciidanka ugu baaqeen in ay ka fagaadaan tallaabo waliba oo qalqal galin karta hanaanka doorashada.

Golaha ayaa sheegay in ciidan sharaf iyo karaamo ay leeyihiin, laakiin marnaba aan la aqbali karin ciidan xoogga dalka siyaasado gaar ah loo adeegsado, sidii uu horay u sameeyay madaxweynaha waxqtigiisu dhammaaday oo lagu wareeraray madax hore iyo siyaasiyiin sida lagu xusay qoraalka kasoo baxay golaha midoga Musharraxiinta,

Goobjoog News

No photo description available.

No photo description available.

Goobjoog News