Mooshin Loo Gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Waxaa goordhow mooshin loo gudbiyey Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal. Mooshinkan oo ay saxiixeen 130 oo golaha ah Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah ayaa lagu dalbaday in tirada aqalka sare ku mataleysa Banaadir laga dhigo 13 Senator.

Waxaa golaha ka socota dood la xiriirta sidii matalaad loogu heli lahaa gobolka Banaadir taas oo kulmisa dadka oo dhan.

Goobjoog News

Related Articles

56 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW