U bood dhigaalka

Mooshinka Ka Dhanka Ah Trump oo La Horgeynayo Senate-ka Mareykanka

Sheeko:Amniga

Kadib heshiis dhex maray labada xisbi ee dimoqoraadiga iyo jamhuuriga, madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa lagu wadaa in arrintiisa la horgeeyo aqalka Senate-ka 9-ka bishan

 

Sida lagu sheegay qoraal soo baxay jimcihii, Senate-ka oo ay hadda maamulaan Dimoqoraadiyiinta ayaa lagu wadaa in la horgeeyo qodobka mooshinka maalinta isniinta ah.

 

Trump ayaa wajahaya in lagala laabto dhammaan mudnaantii uu ku heli lahaa madaxweynnimo sida safarada iyo midda hawlgabka.

Goobjoog News