U bood dhigaalka

Mowfiqka Beesha Caalamka Ee Dhuusamareeb 3

Sheeko:Caalamka

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen 15kii bishan Agoosto, si ay u billaabaan kulankooda xiga.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Beesha Caalamka & Dhuusamareeb 3

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Beesha Caalamka

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/beesha-caalamka-oo-war-kasoo-saartay-dhuusamareeb3/

Goobjoog News