U bood dhigaalka

Mulaxamiistaha Weyn Jiim Sheekh Muumin oo Geeriyooday

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho ku geeriyooday mulaxamiistaha weyn ee caanka ah ee Jiim Sheekh Muumin.

Muumin oo ku shaacbaxay aaladda kabanka ayaad sameeyey heeso badan oo ay qaadaan fanaaniinta ugu magaca dheer Soomaaliya.

Fanaanka ayaa muddo ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, waxaa uuna maanta ku geeriyooday isla magaalada.

Goobjoog News