Muqdisho: Dad Laga Soo Saarayo Masjid ku Dumay
Sheeko:Dalka

Waxaa daqiiqado ka hor dumay Masjid ku yaalla xaafadda Garasbaaley ee Dagmada Hodon, ilaa 100 ka mid ah dadkii dhisayey ayaa goobta joogay
Dad Goobjoogayaal ah ayaa Goobjoog News u sheegay in ilaa 30 qof oo dhaawacyo ayaa laga soo saaray ilaa iyo hadda, welina ay socoto daad gureyn.
Lama oga khasaaraha rasmiga ah, maamulka degmada Hodan ayaa la sheegayaa in ay meesha gaareen,
Faahfaahinta Kala soco, Goobjoog News