Muqdisho: Gabar Ardey Ah Oo Lagu Dhex Dilay Jaamacadda

Waxaa Goordhow lagu dhex dilay jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho gabar ardey aheyd oo ku jirtay fasalka, taas oo ah arrin cusub.

Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay Jaamacadda Soomaaliya faraceeda xaafadda Baar-ubax halkaas oo ay dhigan jirtay kuliyadda shareecada.

Dabley bistoolado ku hubeysan ayaa u gudaha u gashay Jaamacadda kadib waxaa ay toogteen gabdhan.

Inkasta oo ciidamada dowladda ay goobta gaareen, hadana waxaa la sheegayaa in dableyda ay baxsadeen.

Goobjoog News

Related Articles

4 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW