Muqdisho: Nin Dhaxal Dartii Hooyadii Dhulka uga Hoos Mariyey

Dhacdadan oo xalay ka dhacday Kaaraan ayaa la sheegayaa in nin uu halkaasi ku dilay hooyadii dhashay kadib markii ay murmeen.

Ninkan ayaa la sheegaya inuu hooyada ka dalbaday iibinta dhul dhaxal ahaa, laakin markii ay ka diiday uu middi ku dilay.

Hooyada oo meydkeeda la geeyey isbitaalka ayaa la sheegayaa in ciidamada amniga ay qabteen ninka dilka geystay.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW