U bood dhigaalka

Murashaxiinta Galmudug oo Ka Hadlay Korjoogteynta Doorashada, Kaalinta Ahlu Sunna iyo Arrimo Kale

Sheeko:Amniga

Musharaxiinta madaxtinnimada dowlad goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Odawaa, Cabdullaahi Wehliye, Kamaal Gutaale iyo Cabdi Dheere ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in loo baahanyahay  dhinac 3-aad ee korjoogteeya doorashada Galmudug iyaga oo soojeediyey in Galmudug ka dhacdo hal doorasho, Ahlu sunnana ay qeyb ka ahaato hannaanka doorashada, dhacdo doorasho loo simman yahay ayna murshaxiinta la kulmi karaan dhammaan xildhibaannada.

Halkan Ka Akhriso: