U bood dhigaalka

Musharixiinta: Farmaajo Ha Banneeyo Xafiiska Villa Somalia

Sheeko:Dalka

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday inuu banneeyo xafiiska si loo gaaro heshiis doorasho oo wadar ogol ah. Golaha ayaa sheegay in Madaxweynihii hore uu yahay caqabadda ugu weyn ee hortaagan heshiis laga gaaro doorashooyinka dalka.

haddaba halkan hoose ka akhriso warmurtiyeedka ay soo saareen golaha Midowga Musharixiinta.

 

 

 

 

Goobjoog News