U bood dhigaalka

Musharixiinta Kursiga HOP#67 Oo Sheegay In Boob Lagu Haayo Kursigooda

Sheeko:Amniga

Xubna musharixiin ah oo u tartamaya kursiga golaha shacabka ee tirsigiisu yahay HOP#067, ayaa sheegay in boob lagu haayo kursiga ay u tartamayaan.

Midawga musharixiinta kursiga HOP#067 ayaa bayaan ay si wada jir ah u soo saareen ku cadeeyay in kursigooda uu Madaxweynaha galmudug u boobayo saraakiil ka tirsan NISA.

musharaxiintan oo uu ka mid yahay Cabdiraxmaan Tuuryare oo horay u soo noqday taliyihii hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA ayaa shegay in Qoor-Qoor uu damacsan yahay in sarkala uu gadaal ka riixayo Fahad Yasin la rabo kursigooda.