U bood dhigaalka

Muuqaal: 12 Sano Jir Lix Carruur Ah Noloshooda Ka Dabari Jirey Baalashnimo Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka

Sheeko:Dalka

Jaamac Maxamed Aadan waa 12 sano jir, Labadiisa waalid horay ayey u geeriyoodeen, Nolasha caruurta la dhalatay oo Lix ka kooban ayuu shaqadaan ka biili jiray.

Hada isaguna waa dhaawac, waxa uu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii dhowaan ka dhacay nawaaxiga Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho.

Waxaa qoyskii uu gacanta ku hayey soo wajahay xaalad adag oo dhanka nolosha ah sida cunto la’aan, iyaga oo la waxa ay Hal waqti xitaa quutaan.

Dhaawaca Jaamac waxa uu walaac ku abuuray carruurta la dhalatay oo usoo jiray nolol maalmeedkooda, reerkuna ma hayaan cid kale oo u shaqeysa.

Halkaan hoose ka daawo: