U bood dhigaalka

Muuqaal:-DR.Xasan Sheekh “Xaliimo Yarey Amni Xumo Darteeda Ayay Xalane La Dagantahay Ajaanibta ”

Sheeko:Amniga

DR.Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah Barre Jamaacadaha dalka ayaa waraysi dhinacyo badan uu siiyay Goobjoog waxa uu sharaxaad dheeri ka bixiyay khudbadii ay Golaha shacabka u jeedisay guddoomiyaha Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’.

Daawo Waraysi Dr.Xasan Sheekh Cali Uu Siiyay Goobjoog News