U bood dhigaalka

Muuqaal:- Guddoomiye Mursal “ Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka uu beeshiisa kalumayo”

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlayay astaynta kuraasta Golaha Shacabka ayaa yiri “Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka uu beeshiisa kalumayo”

Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Ka Jeediyay Golaha Shacabka Baarlamaanka