U bood dhigaalka

Muuqaal:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

Sheeko:War

aalinnimadii Sabtida, 27-June 2020 waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada sugayay oo ay uga hadashay masiirka doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha waxaa laga sugayay iney kala caddeyso in doorasho dalka ka dhici karto iyo in kale,

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Khudbadii Guddoomiye Xaliimo Yarey