U bood dhigaalka

Muuqaal:-Jubballand & Puntland Oo Qaadacay Shirkii Dhuusamareeb 3

Sheeko:Amniga

Maamullada Puntland iyo Jubbalnd oo soo saaray qoraal wadajir ah ayaa ka hor yimid shirkii Dhuusamareeb3 oo lagu soo idleeyey Galmudug, iyaga oo sheegay wixii ka soo baxay shirkaas uu yahay mid ku kooban intii ka qeyb ka aheyd shirka Dhuusamareeb3 oo laga soo saaray hannaanka doorasho ee uu aadayo dalka sanadka 2020-2021-ka.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Qoraalka Ka Soo Baxay Jubaland Iyo Puntland

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/2081739298628271/

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Jubaland & Putland

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/jubballand-iyo-puntland-oo-qaadacay-shirkii-dhuusamareeb3-iyo-wixii-kasoo-baxay/

Goobjoog News