Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaran Oo Soo Dhaweeyay Kulanka Dhuusamareeb Ku Dhexmaraya Madaxda Maamul Goboleedyada

Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhaweeyay kulan Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleedyada iyo arimo kale oo ku saabsan xaalada Dalka.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Baaqa Ka Soo Baxay Madasha Xisbiyada Qaranka

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW