Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarmaanka iyo ku-xigeenkiisa koowaad.
Halkan Ka Daawo Kulankii Guddoonka Golaha Shacabka Iyo Madaxda Madasha
Halkan Ka Aqriso Xogta Kulankii Madaxda Madasha Iyo Guddoonka Golaha Shacabka
Akhriso : Maxay Kawada Hadleen Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddoonka Golaha Shacabka?
Goobjoog News