U bood dhigaalka

Muuqaal:-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa

Sheeko:War

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku soo laabtay magaalada Hargaysa, ka dib markii uu dalka Jabuuti kaga qeyb galay shirkii dhab u heshiinta Soomaaliya iyio Somaliland.

Halkan Daawo Warbixin Ku Saabsan Sida Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa

Mawduucyada:Somaliland