Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Taliyaal Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay sarreeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo taliyaha cusub ee Ciidanka Badda.
Halkan Ka Aqriso Taliyaasha Uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Taliyaasha La Magacaabgay