U bood dhigaalka

Muuqaal:-Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland?

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada Puntlnd.

Halkan Ka Daawo Kulankii Madaxweyne Deni Iyo Guddoonka Golaha Wakiillada

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/341755547002225/

Sidoo Kale Aqiros Xogta Madaxweyne Deni Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/muxuu-deni-kala-hadlay-guddoonka-golaha-wakiillada-maamulkaasi/

Goobjoog News