Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey arrimaha Doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Shirkii Dhuusamareeb 3
Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Xogta Dhuusamareeb 3
Goobjoog News