Muuqaal:-Siyaasiyiin,Hey’ado Iyo Shakhsiyaad Soomaali Iyo Ajnabi Oo Kahor Yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia Ee Weriye Gurbiye

Waxaa maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo lagu eedeeyey dacwo beenaad uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si loo caburiyo saxaafadda iyo xuriyadda hadalka. Maxkamadda ayaa dib u dhigtay dacwadda iyada oo go’aan ka gaari doonta ishortaag ay codsadeen qareennada weriyaha.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Kiiska Weiye Gurbiye Iyo Dadkii Ka Hadlay

Halkan Ka Aqriso Kiiska Gurbiye Iyo Siyaasiinta Ka Hadlay

Kiiska Gurbiye: Siyaasiyiin, Hey’ado iyo Shakhsiyaad Soomaali iyo Ajnabi Leh oo Kahor yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW