Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho Dalka ka dhaceysa 2020/2021.
Halkan Ka Aqriso Warka Ka Soo Baxay Xafiiska UNSOM
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Baxay Xafiiska UNSOM