Muuqaal:-Waa Sidee Aragtida Shacabka Magaalada Nairobi Iyo Xil Ka Qaadistii Aadan Bare Ducaale ?

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Nairobi oo la hadlay Goobjoog ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay xil ka qaadistii hoggaamiyihii aqlabiyada Barlamaanka Kenya Aadan Bare Ducaale waxaana la kulmay wariyaha Goobjoog ee dalka Kenya Mohamed Arizona

Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Shacabka Magaalada Nairobi Oo U Waramay Goobjoog

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW