Muuse Biixi Oo Magacaabis Sameeyey

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu sameeyay magacaabis iyo dad uu xil ka qaaday.

Maxamed Cabdi Gurxan ayaa loo magacaabay agaasimaha wasaaradda maaliyadda, agaasimaha wasaaradda cadaaladda isna waxaa loo magacaabay  Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo halka Maareeeyaha madbacadda laga dhigay  Maxamuud Ibraahin Raage, waxaa sidoo kale guddoomiyaha gobolka Sool wuxuu u magacaabey Cabdiqani Maxamuud Jiidhe.

Wuxuu xilkii ka qaadey; Guddoomiyaha gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii iyo maareeyihii madbacadda qaranka

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW