U bood dhigaalka

Muuse Bixii Oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukuumaddiisa

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa goordhaw wareegta uu soo saaray waxa uu amray in wasiirka Warshadda Horumarinta reer miyiga ee Somaliland uu sii ahaado Axmed Aadan Jaamac, halka wareegtada madaxweynaha lagu magacabay gudoomiyayaasha gobalada Sool iyo Gabileey.

Muuse Biixi ayaa Cabdiqani Maxamuud Jidhe u magacabay guddoomiyaha gobalka Gabiley ee Somaliland halka Cabdikariin Aadan Xaaji Diiriye uu u magacabaay guddoomiyaha goablka Sool ee Somaliland.

Hoos ka akhriso wareegtada Madaxweynaha Somaliland

Goobjoog News