U bood dhigaalka

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Koonfur Afrika Ugu Geeriyooday COVID-19

Sheeko:Caafimaadka

Allaah unaxariistee waxaa Isbitaal ku yaallo wadanka Koonfur A frika ku geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed, kaas oo uu ku dhacay xanuunka Coronavirus.

Muwaadinka ayaa lagu magacaabi iray  Maxamed Cabdi Xasan, waxaana muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanaa Isbitaal ku yallo magaalada Pretoria ee caasimadda wadankaasi.

Wadanka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu kamid mid yahay wadamada Afrika ee sida weyn uu u saameeyey xanuunka Coronavirus, kaas oo dunida qalqal badan ku haayo.

Goobjoog News