U bood dhigaalka

Nairobi: 47 Qof Oo Qaba Daacuun Ayaa Laga Helay Dad Deggan Hal Hotel

Sheeko:Dalka

Sida ay hadda qortay Jariidadda Daily Nation ilaa 47 qof oo uu hayo xanuunka Daacuunka ayaa la dhigay Isbitaallada magaalada Nairobi.

Arrinta ayaa timid kadib markii uu Daacuunka ka dilaacay dad ka shirayey arrimaha science-ka, dadkan ayaa ku shirayey Weston Hotel, magaalada Nairobi.

Weston Hotel waxaa si gaar ah ugu yaa, Langata Rd, Nairobi City, Kenya

Wararka oo faah-faahsan, kala soco, Goobjoog News