U bood dhigaalka

Natiijada Doorashada Buuhoodle Oo La Shaaciyay

Sheeko:Amniga

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay Natiijada horu-dhaca ah ee golayaasha deegaanka Buuhoodle .

Natiijada hordhaca ah ee degmada Buuhoodle ee golaha deegaanka ee Somaliland ayaa xisbiyada ay kale heleen:

Waddani 5
Kulmiye 4
Ucid 2

 

Kalasoco Goobjoog News Wararkii ugu dambeyay ee natiijooyinka doorashooyinka Golaha wakiilada iyo deegaanka Somaliland .