U bood dhigaalka

NISA Oo La Amray In Ay Isaga Guurto Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Sheeko:Amniga

Wasiirka amniga Cabdullahi Nuur ayaa qoraal uu u diray Yaasiin Farey oo ah kusimaha NISA ku faray in uu hey’adda iyo ciidankeeda ka saaro garoonka Aden Cadde, oo amniga lagu wareejiyo booliiska. Sababta waxaa uu ku sheegay isku haleyn amni iyo dayacaado kale.