U bood dhigaalka

Olalaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Bilaabmaya

Sheeko:Amniga

Waxaa maanta deeganada Somaliland ka bilabmaya Olalaha doorashada, xisbiyada siyaasadee Ee Somaliland, iyadoo guddiga doorashada Somaliland ay shaaciyeen Jadwalka ololaha  .

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay maaanta oo Axad ah ay si rasmi ah u bilaabmayaan Olalaha doorashada, xilli Jadwalka lagu shaaciyay maalmaha ay kala leeyihiin xisbiyada Somaliland .

Jadwalka ka soobaxay guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa lagu sheegay in Xisbiga UCID maanta uu bilabayo olalaha doorashada, iyadoo ay ku xigi doonan maalmaha soo socda xisbiyada kale ee deeganada Somaliland ka jira .

Hoos Ka Akhriso Jadwalka Ololaha Doorashada sida ay u kala Horeeyaan Xisbiyada