U bood dhigaalka

Puntland: Al-shabaab Oo Qabsatay Deegaanka Af-Urur

Sheeko:Amniga

Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegayaa in ay Saaka la wareegtay deegaanka Af-Urur ee dhanka Koofur Galbeed kaga toosan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Warbaahinta kooxda Waxa Caddeysay in Ciidamadii Puntland ee Deegaankaas Joogay Shalay ayka baxeen, Haddana gacan ku heynta Af Urur ayla wareegeen.

Dhinaca kale, weli wax war ah kama soo bixin dhanka Puntland ee la xiriira arrinkan.

Wararkan, kala soco, Goobjoog News