U bood dhigaalka

Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

Sheeko:Cayaaraha

Garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garowe Qaybta kubada Kolayga ayaa labadii bil ee u danbeeyay wuxuu uga socdaa Tababar Gabdho loo tababarayo sidii ay u noqon lahaayeen xidigo ciyaara kubadda koleyga ah .

Gabdhahaan ayaa Waxaa taageerta Ha’adda Somali women foundation , Sucaad Cabdulaahi Gallow oo Madax ka ah hay’ addaas ayaa u Goobjoog u sheegtay in Tababarka gebdhahan ay bixiyaan macalimiin Gabdho ah , waxa ciyaarayana ay yihiin gabbdha oo kaliya ,

Qaar ka mid ah Bulshada ayaa soo dhaweyay dhankooda, iyagoo sheegay in ay muhiim tahay in la helo gabdho diyaarsan jir ahaan iyo maskax ahaan si Looga hortago Tacadiyadda ka dhanka ah dumarka.

Hoos Ka Daawo Sheekada Oo Dhameystiran

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/847018465881313/