U bood dhigaalka

Puntland: Habraaca Doorashada 6 Kursi Oo La Shaaciyay, Yaa Ku Fadhiyo Hadda?

Sheeko:Amniga
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 6 kursi, kuwaas oo la dooranayo 2 bisha soo socota.

Yaa ku fadhiyo kuraasta la shaaciyay?

HOP#192: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Saciido Maxamed Xasan.

HOP#094: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan   Axmed Ismaaciil Shabeel.

HOP#014: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan   Sacdiya Careys Ciise.

HOP#121: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Canab Xasan Cilmi.

HOP#174: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Burhaan Aadan Cumar.

HOP#075: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Ikraan Yuusuf  Xirsi.