U bood dhigaalka

Puntland: Natiijada Doorashada Qardho iyo Eyl Oo La Shaaciyay

Sheeko:Amniga

Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhaawaqay natiijada doorashada degmooyinka Eyl iyo Qardho oo qeyb ka ahaa seddaxda degmo ee sida horu dhaca ah looga qabtay doorashada qof iyo codka ah.

Natiijada labada degmo ee lagu dhawaaqay ayaa waxaa hoggaaminaya xisbiga madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee KAAH.

Hoos ka akhriso shaxda natiijada guddiga ay shaaciyeen