U bood dhigaalka

Puntland: Natiijada Doorashada Ufayn Oo La Shaaciyay

Sheeko:Amniga

Waxaa la shaaciyay goordhaw natiijada doorashada degmada Ufayn ee Puntland, sida ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka Puntland.

Sagaalka xisbi siyaasadeed ee doorashada galay ayaa degmada ka helay codod kala duwan, iyadoo xisbiga uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ee KAAH uu ku hor kacayo Ufayn natiijada ay shaaciyeen guddiga doorashooyinka.

Xisbiyada ayaa kala helay:-

▪︎Kaah 1687
▪︎Mideeye 1300
▪︎Caddalad &Sinaan 1248
▪︎Horseed 180
▪︎Mustaqbal 192
▪︎Runcad 47
▪︎Shaqaalaha 13
▪︎Ifiye 8
▪︎Dhalinyarada 11
•Wadarta 5366
•Codadka Xumaaday 598
•Codadka lagu muransanyahay 29.